Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka ciidamada Armenia & Azerbaijan

Saraakiisha qowmiyadda Armenian-ka ah ee gobolka Nagorno-Karabakh ayaa xaqiijiyey in 21 askari oo kale looga dilay dagaalka ay kula jiraan ciidamada Azerbaijan, taasi oo tirada guud ee laga dilay ka dhigeysa 244 askari, tan iyo markii uu dagaalka billowday 27-kii September. Dagaalka ayaa ah kii ugu xoogganaa ee labada dhinac dhex-mara tan iyo sagaashamaadkii, markaasi … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka ciidamada Armenia & Azerbaijan